Cumar Filish oo soo saaray amar ay fulintiisa ku fashilmeen madaxdii ka horeysay (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa in maamulkiisa uu qorsheynayo inay soo celiyaan dhamaan xarumihii iyo Jardiinooyinkii dowladda Hoose ee Xamar, isla markaana ay noqon doonaan goobo bulshada wax loogu qabto. Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa hadalkan jeediyey mar uu kormeerayay Jardiino ku taala dhismaha taariikhiga ah … Continue reading Cumar Filish oo soo saaray amar ay fulintiisa ku fashilmeen madaxdii ka horeysay (Sawirro)